Wejiga 2-aad ee doorashooyinka aqalka hoose oo la filayo in ay ka bilaawdaan Puntland iyo galmudug
Muqdisho, November 13, 2016: Doorashooyinka wejiga 2-aad, loogu tartamayo aqalka Hoose ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay dib uga bilowdaan magaalooyinka Garoowe…