Dowlada oo caalamka kala hadleysa Baasaboorka Soomaaliya
Muqdisho, November 02, 2016: Maxamed Aadan Koofi, Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsidiyada dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay qaadashada baasaboorka Soomaaliya iyo dadaalka dowlada ugu jirto…