813 Views

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka Kenya ee IEBC oo sheegay inuu hoos u-dhac ku yimid

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka Kenya ee IEBC oo  sheegay inuu hoos u-dhac ku yimid
____________________________________________________________________________


khamiis: October 14, 2021

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka Kenya ee IEBC ayaa sheegay inuu hoos u-dhac ku yimid tirada guud ee dadka qaatay karaka codbixita, waxayna sheegen in gobollada waqooyi tiro yar ay iska diwaan galisay.

IEBC ayaa dhawaan sheegtay in aysan haynin miisaaniyad ay isticmaali karaan in la qabto diiwaangelin kale oo loo sameynaya codbixiyayaasha kahor doorashada guud ee sanadka 2022-ka.

Prof.Cabdi Yaquub Guuliye oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee IEBC ayaa guddiga arrimaha sharciga ee baarlamaanka u sheegay in miisaaniyaddoodi la dhimay qiyaastii kalabar.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post