Doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyed yaan lagu saleyn Laba Daran Mid Dooro!
Xildhibaanoow Masuuliyad ayaa dadka iyo dalka idin ka saaran caqli keena arintu ma taagna Laba Daran Mid Dooro Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Tobanaad ee 2017…