3138 Views

War Deg Deg ah Qarax goordhow kadhacay Muqdisho

War Deg Deg ah Qarax goordhow kadhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 8, 2017 | Qarax aad u Xoog badan oo laba jeer ah, ayaa Goor dhow ka dhacay, agagaarka Via Laibeeriya iyo inta u dhaxayso Hotel-Maka Almukarama.

Xili Madaxwayne Farmaajo uu kormeer ku joogo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

ilaa iyo hada lama oga Qasaaraha uu gaystay Qaraxan Naf iyo Maal, waxaana dadaal gur mad ah ku jira Hay’adaha Gargaarka iyo laamaha Amaanka ee dowlada.

wixii warar dheeraad ah ee ka soo baxa arintan, dib ayaan kasoo sheegi doonaa, Insha’Allah.

 

 

.

Qaranimo-online

_____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment