Madaxweyne Farmaajo oo Itoobiya si heersare ah loogu soo dhawaayey Posted on May 3, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Adis Ababa | May 3, 2017 – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada…Read more »
Xaaf oo loo doortay Madaxweynaha maamulka Galmudug Posted on May 3, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Cadaado | QOL | May 3, 2017 – Doorashadiisa kadib, madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo hadal kooban ka jeediyey…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo booqday xeryaha barakacayaasha Posted on May 3, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 3, 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo, ayaa maanta booqas ho kedis ah ku tagay qaar kamid ah xerooyinka barakacayaasha ee ku…Read more »
Suxuufiyiinta Soomaaliyeed waa geesiyaal naftooda u hura dalkooda Posted on May 3, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho, 3 May 2017 – Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay saxaafadda ugu hambalyeynaysaa maalinta caalamiga ah ee Xoriyadda Hadalka iyo Fikirka (Freedom of Expression)…Read more »
C/raxmaan Ceynte oo ka warbixiyay qaban qaabada iyo diyaar garowga shirka London Posted on May 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 02, 2017 – La Taliyaha Madaxweynaha oo madax u ah Guddiga qaban qaabada iyo diyaarinta Shirka London ee dowladda…Read more »
AFRICOM, CJTF-HOA Commanders meet with Somalia President Posted on May 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Leaders discuss security, independent Somalia force during meeting Africom | May 2, 2017 | By Tech. Sgt. Andria Allmond – MOGADISHU, Somalia – Newly-appointed…Read more »
Golaha Wasiirada oo maanta bilaabay kulan 2 cisho oo wadatashi (Retreat) ah oo lagu dar-dargelinayo waxqabadka xukuumadda. Posted on May 2, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho, 02 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo…Read more »
DHGAYSO:-Taliska Ciidamada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Shilalka ka Dhaca Wadooyinka Magalada muqdisho Posted on May 2, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | may 02, 2017—Taliska ciidamada wadooyinka dalka ayaa waxa ay ka hadaleyn shilalaka had iyo jeer ka dhaca magalada muqdisho kaasi…Read more »
Shaqaaluhu waa Sharafta Qoyska iyo Qaranka. Posted on May 2, 2017 by Omar Farah | 0 Comments May 1, 2017 Shaqaaluhu waa Sharafta Qoyska iyo Qaranka, waana Tiirka Horumarka iyo Dhaqaalaha. Sida lawada og yahay, kowda May waxaa lagu…Read more »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Germany ahna ku xigeenka Ra’iisal Wasaaraha oo booqasho ku yimid Soomaaliya Posted on May 1, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 01, 2017 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jarmalka Sigmar Gabriel oo booqasho ku yimid Muqdisho ayaa waxaa uu ugu…Read more »