Day: June 13, 2017
Deg-deg:- Maamulka dagmada Hilawaa oo ganta ku soo dhigay wax yaabaha qarxa oo lagu diyaariyey goob ay dadku iskugu yimaadan
Muqdisho | QOL | June 13, 2017— Guddoomiyaha Amniga iyo Siyaasada Maamulka Degmada Hiliwaa, Abshir Maxamed Maxamuud ayaa waxuu sheegay in Ciidamada Amaanka ee…
Sawirada:- Wasiirka Amniga iyo xubno wasiiro ah oo xalay kormeeray baraha ciidamada ee ku yaala caasimadda
Muqdisho | QOL | June 13, 2017— Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka iyo Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa kormeer howleed ku tegay…
RW Khayre oo kulan layeeshay dhigiisa Itoobiya Hailemariam
Muqdisho, 11 June 2017 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn.…
Sawirada iyo magacyada qaar ka mid ah dhalinyaradii ka badbaaday doontii lagu duqeeyay Yemen
Muqdisho | QOL | June 13, 2017 – Waxaa halkaan lagu soo bandhigay magacyada iyo qaar kamid ah sawirda dhaliyadii ka badbaaday doontii lgu…
Urur goboleedka IGAD oo ergey cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya
Muqdisho | QOL | June 13, 2017—–baba lagu qabtay ayaa go’aamadii lagu gaaray waxaa ka mid ah in ergey cusub loo magacaabo wadanka Soomaaliya.…
Shir looga hadalayey xaalada caafimaad daro ee xorooyinka barakacayaasha ee G/Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | QOL | June 13, 2017—— Shirkaan ayaa waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka Howlaha Guu ee Gobolka Benaadir Mudane Aadan Fiidow Gudoomiyaha…
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay waxka qaban doonto dhibaatooyinka haysata tahriibayaasha Soomaalida ah
Muqdisho | QOL | June 13, 2017—— Qoraal ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta dowlada Fedrealka Soomaaliya ayaa lagu shegay in dowlada ay ka go’antahay…
Four people killed in central Somalia over clan revenge
Muqdisho | QOL | June 13, 2017— At least four civilians were reported to have been killed, and several wounded by clan militiamen in…
Int’l naval coalition step up fight against Somali Pirates
Muqdisho | QOL | June 13, 2017—An international naval coalition is stepping up its presence in the Bab Al Mandeb strait in response to…