2628 Views

Shir looga hadalayey xaalada caafimaad daro ee xorooyinka barakacayaasha ee G/Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay

Shir looga hadalayey xaalada caafimaad daro ee xorooyinka barakacayaasha ee G/Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 13, 2017—— Shirkaan ayaa waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka Howlaha Guu ee Gobolka Benaadir Mudane Aadan Fiidow Gudoomiyaha Ayaa Waxaa uu ku Amray Hey.adaha in ay Sida ugu Dhaqsiyha Badan Wax uga Qabtaan arrimaha Barkacayasha.

Isga oo sheegay in loobahanyahay in had iyo jeere loobahanyahay in gacan la iska siiyo samatabixinta dadka barakacayaasha eek u nool gobalka banaadir waxa uu na sheegay in arintaasi ay gacan libax leh ay ka gaysan doonaan maamulka gobalka banadir

Si kastaba ha ahaatee kulankan ayaa ku soo beeg maya iyadoo ay gobalka bandir ay ku soo barakaceen kumanaan kun oo barakacayaal ah oo ka soo hayaamay gobalada dalka

1 2 3 4 7 9

.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment