Wafdi ka socda Dowlada Soomaaliya oo gaaray Hindiya Posted on August 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2017—Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa Gaaray dalka India. Waxaa lagu…Read more »
Sawiro:-Wasiir Katirsan DF Oo Gaaray Suudaan Posted on August 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2017—Wasiirka Wasaaradda waxbasharadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa gaaray Magaalada Khartum ee Caasimadda Suudaan. Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa…Read more »
Daawo sawiradan:-Baaritaan Xoogan Oo Laxiriira Dilkii Ciise Jiijiile Oo Soconaya Posted on August 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2017— Ciidanka Booliska Somaliya ee sida gaarka ah loogu tababaray Baariska danbiyada iyo Isku dhaca ka dhasha dhimashada iyo…Read more »
Dowlada Uganda oo shaki gelisay weerarkii Askarta looga laaayay baaritaanna billowday Posted on August 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2017— weerar dhabbo gal ah oo Al-shabaab ay ku qaadeen Ciidamada Uganda lagu dilo Askar ka badan 12 Askari…Read more »
Banaabax Xoogan Oo Ka Dhacay G/Galgaduud Posted on August 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2017—Banaanbax looga soo horjeedo Wasaaradda Waxbashadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.…Read more »
Wasiirka Amniga oo dalab u dirtay Beelihii ku dagaallamay Sh/Dhexe Posted on August 1, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2017— Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa beelihii ku dagaalamay Gobolka Sh/Dhexe ugu baaqay…Read more »