42; qof oo ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay Masar Posted on August 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 12, 2017: –Ugu yaraan 42; Qof ayaa ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay Dalka Masar,sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka dalkaas.…Read more »
Dhagayso+Sawiro:-Wado Muhiim U ah Shacabka Reer Muqdisho Oo Dib LooFuray Posted on August 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 12, 2017:-Waxaa saakay dib loo furay wadada isku xirta isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP, taasi oo muhiim u ah isku socodka,…Read more »
Midowga Afrika oo Ciidamo Boolis u tababaraya Hirshabelle Posted on August 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 12, 2017:Howlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay in Ciidao Boolis ah uu u tababarayo maamulka Hirshabeelle. Ciidamada Booliska…Read more »
Dhallinyaro Somali ah Oo mar kale Lagu Maxkamadeenayo Hindiya Posted on August 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 12, 2017:18-Maxaabiis Soomaali ah ayaa ku xiran wadan Hindiya, waxayna Maxkamadda Mombai Shalay xukun ku riday 26-Maxaabiis loo heysto Burcad…Read more »
WAX WALBA RUN MOODAA RAG U LIITA ! Posted on August 12, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Maamul walba waxa uu leeyahay meel laga weeraro ama mucaaradnimadiisu ka timaado, maamulkan maanta jira waxay dadka Mucaaradaa ugu jecel yihiin inay war xun…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Madaxweyne Kenyatta guusha uu ka gaaray doorashada Posted on August 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo mar…Read more »
Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay Cayaaro lagu maamuusayay maalinta Dhalinyarada Adduunka Posted on August 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11, Agoosto, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay gelinkii danbe ee maanta…Read more »