Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyaha Xooga Dalka Posted on October 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 12 October 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka…Read more »
Taariikh kooban Taliya Ciidanka Xoogga Dalka – General Gorod Posted on October 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 12, 2017 – Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod waxa uu ku dhashay Magaaladda Muqdisho sanadkii 1950-kii. Iskuulka hoose dhexe waxa…Read more »
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo is casilay Posted on October 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 12, 2017 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cirfiid ayaa is casilay,…Read more »
Ra’iisul Wasaare Khayre “Calanku qiimo yeelan maayo haddii midnimo la waayo” Posted on October 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 12, 2017 – Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa lagu…Read more »
Somalia attends ITU conference with full voting rights for the first time in decades Posted on October 12, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Buenos Aires, Argentina | QOL | October 12, 2017 – The Minister of Posts, Telecom and Technology has told that Somalia is no longer the…Read more »
Madaxda Maamul Goboleedyada oo la wareegay awooddii Aqalka Sare Posted on October 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 12 Oktoobar, 2017 – Madaxda shanta Maamul goboleed oo maalintii shalay shir ugu soo gaba gaboobay magaalada Kismaayo ayaa la wareegay awooddii…Read more »
Xasan Sheekh oo ka hadalay xuska Malinta Calankeena Soomaaliyeed ee 12 Oktoobar Posted on October 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 12 Oktoobar, 2017 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Calanka Soomaaliyeed u diray dhamaan Umadda…Read more »
Ciidamada Amaanka oo gacanta ku soodhigay gaari laga dhacay nin lagu dilay duleedka Magalada Muqdisho Posted on October 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 12 Oktoobar, 2017 – Ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda ayaa xalay howl gal qorsheysan ka sameeyay duleedka Muqdisho, iyagoo baadigoobayay…Read more »
Soomaaliya oo 34 sano kadib soo ceshatay xuquuqda codeynta ee urur caalami ah Posted on October 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 12 Oktoobar, 2017 – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka…Read more »
DPWorld Oo Maanta La Wareegeysa Dekadda Boosaaso Posted on October 12, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 12 Oktoobar, 2017 – Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda munaasibad Dekadda Magaaladaas ay kula wareegeysi Sharikadda Dekadaha ee…Read more »