Qaraxii Ka Dhacay Hotelka Naasa-hablood Oo Saameyn ku yeeshay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa M/Gobaleedyada Ugu Furmilaah Muqdisho .
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Wafdiga Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada ee ku sugan Magaalada Muqdisho…