Maxkamadda Mandheera Oo 30 Sano xabsi ah ku Ridday Nin ay ku eedeysay basaaska Al-shabab Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 –Maxkamadda Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya ayaa 30 Sano oo Xabsi ah ku ridday C/Raxmaan Cabdi Taakow…Read more »
Guddiga doorashada madaxabanaan Oo Billaabay Diiwaangelinta Xisbiyada Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 –Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxabanaan ee Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey),ayaa sheegtay in ilaa hadda ay hayaan…Read more »
Warbixin :-Xussu 3 Disembar Maalin Murugo Badan Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 –Maanta oo ah 03 Dec, 2017 waxaa magaalada Muqdisho laga xusay qaxaxii ka dhacay Hotel Shaamow sideed…Read more »
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Mar kale Leerar afka ah Ku qaaday Xildhibaanada Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 – Sheekh Nuur Baaruud Gurax oo ah guddoomiye ku xigeenla Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo xalay ka hadlayay…Read more »
IGAD Oo War kasoo saartay Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Jabuuti | QOL | Disembar 03, 2017 –01 Diseembar 2017, Jabuuti: Howlgalka Gaarka ah ee IGAD ee Soomaaliya (ISMS) oo leh kaalin hoggaamineed. Dowladda…Read more »
Dadkii ku Dhintay Qaraxii Zoobe Oo La Sheegay In 500 Ay kor-u Dhaafeen Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 –Dhimashaddii ka dhalatay Weerarkii Gariga Xamuulka ah loo isticmaalay ee Muqdisho ka dhacay 14 kii October ayaa…Read more »
Mukhtaar Roobow Oo kormeeray Saldhigyo Ciidan Ku yaalla Baydhabo Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Baydhabo | QOL | Disembar 03, 2017 –Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmo ka hor gaaray magaalada Baydhabo ayaa bilaabay komeero uu ugu…Read more »
Nin Soo Xirtay Indho-shareer Oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Posted on December 3, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 –Wasiirka Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo xalay ka hadlayay Munaasabad Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya…Read more »
Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo qudbad qiiro leh ka jeediyay Barnaamijka Waxqabadka Xukuumadda ! Posted on December 3, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Read more »
Hadalladii qiimaha lahaa ee Raisulwasaare Khayre ka jeediyay Barnaamijkii Waxqabadka Xukuumadda ! Posted on December 3, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Read more »