Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay madaafiic ku garaaceen…
Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamad Maxamuud Faroole oo ka tirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id uu…
Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas…
Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Adam Barre Ducaale ayaa wajahaya xilka qaadis kaddib markii uu muran ka dhashay hanaanka…
Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan…
Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed…