Daawo Tababarka Ciidanka Soomaaliyeed ee Xarunta Turkiga ee Muqdisho Posted on January 15, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15, 2018 – Qaabka Askarta Turkiga u tababaraan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyaga oo ku tababarta Saldhigga Ciidanka Turkiga ee…Read more »
Somalia and Turkey Sign Trade Agreements and Form Joint Economic Commission Posted on January 15, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15 , 2018 – The Federal Government of Somalia and Turkey signed a number of trade agreements that will further cement…Read more »
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka Posted on January 15, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | 15 January, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka…Read more »
Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug” Posted on January 15, 2018 by Ali | 0 Comments Gaalkacayo | QOL | 15 Jan 2018 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay…Read more »
Soo dhaweynta Farmaajo ee Cadaado waa mid ceenkee ah ? Posted on January 15, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug ayaa sheegaya inuu ka socdo diyaar garow…Read more »
Dhagayso:-Fanaanadda Qaran Khadiijo C/llaahi Daleys Oo Ku Geeriyootay Toronto Canada. Posted on January 15, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Toronto | QOL | January 15, 2018 –Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Toronto ee Dalka Canada ku geeriyootay fanaannadda Qaran ee Khadiija Cabdullahi Dalays…Read more »
Sawiro:-Xaafado Ka Mid ah Muqdisho Lagu arkay Xoolo La Gowracay. Posted on January 15, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay Meydadka xoolo la Gowracay…Read more »
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta “Soomaaliya kama shaqeyn karo fure aan ahayn dalkugelka 252” Posted on January 15, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaariinta iyo Tiknolojiyada Cabdi Cashur Xasan ayaa Sheegay in aysan suurtogel ahayn in uu…Read more »
Dad Badan Oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Baqdaad Posted on January 15, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –gu yaraan 26 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Magaalada Baqdaad ee Xarunta Dalka Ciraaq…Read more »
Amiir u Dhashay Qadar Oo Sheegay in uu xabsi ugu jiro Imaaraadka Posted on January 15, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –Amiir u dhashay Dalka Qadar ayaa sheegay in uu Maxbuus ku yahay magaalada Abuu Dubai ee Dalka…Read more »