2994 Views

Madaxa Shirkada DP World Ee Soomaaliland Oo Kormeeray Bakhaaro Loo Dhisay Itoobiya

Madaxa Shirkada DP World Ee Soomaaliland Oo Kormeeray Bakhaaro Loo Dhisay Itoobiya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 28, 2018—Madaxa Shirkada DP World ee Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu kormeer ku tagay  halka laga dhisayo Bakhaarada ay Itoobiya ku keydsaneyso Shixnadaha uga soo dega Dekada Bebera.

Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinayey maareeyaha Dekada Magaalada Berbera,waxana Bakhaaradaas laga dhisayaa ama ay ku yaallaan magaalada Wajaale ee Xuduudka Ethiopia iyo Somaliland.

Ethiopia ayaa dhawaan saami dhan 19% ku yeelatay maalgashiga Dekedda magaalada Berbera,iyada oo heshiiskii Saddezxx geesoodka ahaa ee dhex maray Soomaaliland, Itoobiya iyo Shirkada DP World uu xiisad ka dhex dhaliyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland

 

1111112222

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment