2679 Views

Sawiro:-Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ku Soo Qabtay Hub Iyo Waxyaabaha Maanka Dooriya

Sawiro:-Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ku Soo Qabtay Hub Iyo Waxyaabaha Maanka Dooriya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 29, Maarso 2018 —Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo isugu Jira Xashiish Iyo khamri Sidoo Kale Waxaa Lasoo Qabtay Laba Qoray Iyo laba Bastooladood.

Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobjoog ka ahaa halka uu howlgalka ka socday,balse weli lama shaacin in dad lagu soo qabtay howlaglkaas.

Sikastaba Ciidamada dowladda ayaa dhowr jeer howlgallo y sameeyeen waxa ay dhowr jeer ku soo qabteen hub iyo waxyaabaha maanka dooriya,waxana maalmo ka hor Delada Muqdisho laga qabtay Kuntineer siday maandooriyaha Khamriga shalayna las oo bandhigay.

01  02 03 04

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment