285 Views

Dalka Congo oo laga soo afjaray Xanuunka EBOLA

Dalka Congo oo laga soo afjaray Xanuunka EBOLA
____________________________________________________________________________

Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022

Kiiskii ugu dambeeyay Cudurka Ebola ee ugu  ee ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa soo afjaray lix toddobaad ka hor markii hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday.

Waxaa jiray hal kiis oo la xaqiijiyay in uu ka dillaacay gobolka bari ee Waqooyiga Kivu kaasi oo ka bogsaday. Tani waa markii 15-aad oo la soo afjaro cudurka dilaaga ah ee Ebola oo DR Congo markii ugu horeysay laga helay 1976.

Dalka deriska la ah ee Uganda ayaa hadda la tacaalaya faafitaanka fayraska. Ugu yaraan 23 dhimasho ayaa laga soo sheegay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post