2067 Views

Madaxweynaha Puntland oo kala diray golihii deegaanka magalada Qandala

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 30, 2018 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kala diray Golihii deegaanka Magalada Qandala ee Gobolka Bari Maamulka Puntland.

Wareegto ka soo abxday Xafiiska Madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in sababta lookaa diaray Golaha deegaanka Magalada Qandala ay tahay gufasho la’aanta Shaqooyinkii loo igmaday.

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu ku saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Garoowe.

Xeer Madaxweyne Lr. 62 23 May kuna saabsan Kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Qandala ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu tixgaliyey: Talo soo Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

Markay caddaatay: Inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday. Wuxuu xeeriyey. Waxaa la Kala dirayGolaha Deegaanka Degmada Qandala.

 

 

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment