810 Views

Dagaal dhexmaray ciidamada Eritrea iyo dagaalyahanada TPLF

Dagaal dhexmaray ciidamada Eritrea iyo dagaalyahanada TPLF
____________________________________________________________________________

Talaado: May 10, 2022

Dagaal u dhexeeyay ciidamada Eritrea iyo ciidamada fallaagada Tigray ayaa ka dhacay xadka Eritrea, sida ay ilo wareedyo la isku haleyn karo ay u sheegeen warbaahinta, Caalamka.

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanada Rama iyo dhulka lagu muransan yahay ee Badme.

Wararka waxay sheegayaan in labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka culus oo ay kamid yihiin madaafiic.

Dowladda Itoobiyaa iyo fallaagada Tigray waxay sheegeen inay isku diyaarinayaan dagaal.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post