2010 Views

Sida Baydhabo loogu soo dhaweeyey madaxda maamul Goboleedyada

Sida Baydhabo loogu soo dhaweeyey madaxda maamul Goboleedyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Magalada Baydhabo ee Xarunat gobolka Baay waxaa Maanta gaarey dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jora si ay uga qeyb galaan shirka Amniga Qaranka.

Madaxweynayaasha Jubbaland,Puntland,Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa waxaa si kala gooni gooni ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diayaradaha Baydhabo Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo labada Gole ee Maamulkaas.

Madaxda Maamul goboleedyada iyo Madaxweyne Farmaajo,Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa dhammaan waxa ay hatan ku wada sugan yihiin halka uu ka dhacayo shirka Amniga Qaranka oo lagu wado in uu furo Madaxweyne Farmaajo.

Ammaanka Magalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyey,waxana lagu arkayaa Gudaha Magalada Ciidamada dowladda kuwa koonfur Galbeed iyo AMISOM oo amniga xaqiijinaya.

baydhabo-m-gobeledyada-8 baydhabo-m-gobeledyada-7 baydhabo-m-gobeledyada-6 baydhabo-m-gobeledyada-5 baydhabo-m-gobeledyada-4 baydhabo-m-gobeledyada-3 baydhabo-m-gobeledyada-2 baydhabo-m-gobeledyada-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment