2067 Views

Maamulka gobolka Banaadir oo burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ahaa

Maamulka gobolka Banaadir oo burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ahaa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 20, 2018 – Ka dib markii dhawaan Gudodoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow uu amray in la baneeyo Garoonkii Kooxda Jeenyo ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay.

Waaxda Howlaha Guud ee gobolka Banaadir ayaa saaka cagta marisay dhismayeyaal ku yaallay halkaasi ka dib markii la sheegay in Sharci daro lagu dhisay

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa goob joog ahaa xilligii Burburinta lagu waday garoonka Jeenyo.

burburin-dhul-jeenyo-3 burburin-dhul-jeenyo-2 burburin-dhul-jeenyo-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment