408 Views

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur oo  gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.
____________________________________________________________________________


Talaado: September 26, 2022

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.

Ergeyga oo dalka Canada ku tegey booqasho hawladeed maalmo qaadan doonta ayaa inta uu halkaa ku sugan yahay kulamo la qaadanaya madax ka tirsan dawlada Canada iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas.

Ergeyga ayaa kala hadli doono dawlada Canada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu sameeyeen, gacana looga siin lahaa dawlada Soomaaliya la dagalaanka argagexisada Alshabaab

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post