2151 Views

Ciidamada NISA oo xiray Afhayeenka maamulka Galmudug

Ciidamada NISA oo xiray Afhayeenka maamulka Galmudug
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 2-da Luulyo, 2018 –  Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta xiray afhayeenkii maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax sida Idaacada Kulmiye ay u xaqiijiyeen xubno ka tirsan maamulka Galmudug.

Mr Roob da`ay ayaan la ogeyn sababta loo xiray laakiin waxaa la xaqiijiyay in ay xireyn Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya xili maalmihii dambe uu ku sugnay magaalada Muqdisho.

Majiraan faafaahin intaas dhaafsiisan oo laga helaayo xiraga Afhayeenka maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment