2049 Views

DFS oo soo bandhigtay waqtiga la soo daabacayo lacagta shillinka Soomaaliga

DFS oo soo bandhigtay waqtiga la soo daabacayo lacagta shillinka Soomaaliga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 176, 2018 –  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey qorshihii ugu dambeeyey ee ku aadan soo daabicista lacagta Shillinka Soomaaliga oo dowladda Federaalka ay horay u shaacisay.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in shuruudii ay la galeyn Bankiga Aduunka iyo Hay’adda lacagta ay ka soo gudbeen taas oo u sahli karta in ay lacag Cusub soo daabacaan.

Waxa uu sheegay Wasiir beyle in weli loo baahan yahay lacagtii lagu soo daabici lahaa maadaama dowladda Soomaaliya lacag farabadan oo deyn ah lagu leeyahay,waxa uuna sheegay in Sanadkaan gudihiisa ay lacagta Cusub ee Shillinka Soomaaliga ah lasoo daabici doono.

Hadalkan ayaa Wasiirka Maaliyadda waxa uu sheegay ka dib kulan uu Magalada Brussles kula qaatay Mas’uuliyiin ka kala socotay Bamkiga Aduunka iyo Hay’adda lacagta,kas oo ahaa mid ay uga wad hadleen qorsha DFS ay lacagaha Cuusb kusoo daabaceyso

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment