1944 Views

Shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda Brussels oo arimo xasaasi ah loaga hadalyo maanta

Shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda Brussels oo arimo xasaasi ah loaga hadalyo maanta
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 176, 2018 – Waxaa Saacaddaha soo socda lagu waddaa in magaalada Brussels lagu soo gaba gabeeyo shirka arrimaha Soomaaliya, kaasi oo shalay uu halkaasi ka furay Ra’iisul Wasaara ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda dhexe, kuwa maamul goboleedyada, Bulshada rayidka iyo wadamada daneeya Arimha Soomaliya ayaa shalay waxaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira xaalada Soomaaliya.

Shirka maanta ayaa ah mid ka duwan midkii hore ee shalay, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), iyada oo ugu dambeyn laga soo saari doono war-murtiyeed.

shirka-brussels-2 shirka-brussels-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment