2727 Views

Maxay Uga Dhigantahay Shacabaka Koon Fur Galbeed Tagista Baydhabo Musharax Farkeeti ??

Maxay Uga Dhigantahay  Shacabaka Koon Fur Galbeed Tagista Baydhabo Musharax Farkeeti  ??
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Sepetmebr 17, 2018 —Malinimadii Shalay Ayeey ahayd Makii Uu Gaaray Magalada Baydhabo Murashax Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti Oo In Muda ah Ay Dhawarayeen Tagistiisa Byadhabo Shacabaka Ku Nool Deegaanada Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya .

C/raxmaan Nuur Fayloow   Oo Kamid ah Odiyada Dhaqanaka Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya Oo Waraysi Gaar ah Siiyey Shabakada Qaranimo Online aya Sheegay In Murshax Farkeeti Uyahay Masuul Leh Karti Hogaamineed Kalsoonin Buuxdana Ay Ku Qabaan In Uu Samata Bixin Karo Maamulkan .

Dhanaka kale C/raxmaan Nuur ayaa Sheegay In Murshax maxammed aden Farkeeti Imaashihiisa Baydhabo Ay Ugu Dhiganatahay Shacabaka Koon Furgalbeed In Isbadal Dhab ah Uu Ka Dhici Doono Koon Furgalbeed ayna Heli Doonto Musuul Ku Haboon In Uu Hogaamiyo Shacabaka Koon Furgalbeed

Ugu Danbaytii Ayuu Suldaan C/Raxamaan Cod Dheer Fariin Ugu Diray Xildhibaanada Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya In ay Codkooda  Siiyaan Murashax Maxamed Aden Farkeeti Oo ah Mid U daneya Shacabkiisa Kana Shaqayn Karo Masiirka Maamulka Koon Fur Galbeed

Murshax Farkeeti ayaa Lagu Xusuustaa In Uu Wax Badan Ka Qabatay Soocelinta Kaabayaasha Dhaqaale Ee Dalka Intii Uu ahaa Wasiirkii Maliyada uuna Bara Biloow u ahaa In Deemaha Laga Cafiyo  Dowlada Soomaaliya

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment