1881 Views

Madaxweyne Waare oo Wajahay Caqabad hor leh

Madaxweyne Waare oo Wajahay Caqabad hor leh
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 06, 2018 –Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilliggaan waxaa uu la kulmaya Mooshin ay kasoo gudbiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Saacaddihii lasoo dhaafay ayaa xildhibaano ka badan 57 xildhibaan waxa ay soo gudbiyeen Mooshin xilka looga qaadaayo Madaxweyne Waare, Waxaana Mooshinkaasi aqbalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.

Madaxweyne Waare waxaa uu wajahaya Caqabad ka timid maamulkiisa xilli uu dhawaan heshiis la gaaray dowladda dhexe ee Soomaaliya,kaasoo ku aadana in uu ka baxay heshiiskii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment