1986 Views

Axmed Shide oo loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya

Axmed Shide oo loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 16, 2018 —Ra’iisul Wasaaraha Dr. Abiy Axmed ayaa 20 xubnood oo cusub u magacaabay wasaaradaha kala duwan ee dalka Itoobiya, waxaana uu ku dhawaaqay in la dhiman Wasiiradii tiradda badnaa ee Itoobiya.

Golaha Wakiillada ayaa ansixiyay dhammaan magacaabidda golaha Wasiiradda cusub.

9 haween ah ayaa ka mid ah Wasiiradda uu ku dhawaaqay Abiy Axmed, waana markii ugu horreysay oo qoondo intaasi la eg ay heli lahaan Haweenka Itoobiya.

Axmed Shide oo Soomaali ah horayna dalka Itoobiya kaga soo qabtay Wasaarado kala duwan ayaa loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda.

Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil
Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad
Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide
Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex
Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen
6.  Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte

7. Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie

8.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria

Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrick
Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye
Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele
Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete
Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco
Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye
Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman
Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar
Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw
Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye
Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa
Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta ——– Dr. Fitsem Assefa

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment