1215 Views

Mareykanka oo Shiinaha ugu digay howlgalada ciidan ay ka wadaan Asia

Mareykanka oo Shiinaha ugu digay howlgalada ciidan ay ka wadaan Asia
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Xoghaayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Shinaha ay kaga digayaan howlgalada ciidan oo ay ka wadaan Qaarada Asia hadii aynan joojina ay cawaaqib xun kala kulmi doonaan sida uu sheegay.

Pampoe ayaa ku nuux nuuxsaday in mareykanu uu ka fikiraayo waxa uu ugu jawaab celin lahaa Shiinaha waxa uu sheegay in ay aad kaga shalaay doonaan hadii aynan sida ay tahay u qaadan digniinha Mareykanka.
Shiinaha ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada biyaha bada Japan iyo Kuuriyada Waqooyi taasi oo uu mareykanku u arko in ay tahay daan daansi uu Shiinahu ku daan daansanaayo Mareykanka.

 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment