1857 Views

Musharixiinta Puntland Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Ku Taageeray Guddigii Uu Magacabay

Musharixiinta Puntland Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Ku Taageeray Guddigii Uu Magacabay
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | December 04, 2018-War-Saxaafadeed ay Maanta soo saareen 16 ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa waxa ay ku taageereen Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Musharixiinta ayaa waxaa ay Warsaxaafadeedkooda ku sheegeen inay taageerayaan Guddigaas,hayeeshee ay ka soo horjeedaan guddigii uu shalay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Cali Gaas Magacaabay.

Waxa ay sheegeen in Xubnaha Guddiga ka kooban 8 Xubnood ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland ay ku yimaadeen wadatashi.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Mushatixiinta Madaxweynaha Puntland ee Guddiga taageeray.

Dr. Aadan Maxamad Ciise (Gaadaale)
Eng. Cabdirizaaq Cabdullahi Jaamac (Jannagale)
General Khaliif Ciise Mudan
Eng. Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye)
Cali Xaaji warsame
Maxamad Siciid (Morgan)
C/samad Maxamad (Gallan)
General Axmad Jaamac (Shaale)
Mudane Mohamud Cabdi Maxamad
General Siciid Maxamad Xirsi (Siciid dheere)
Xuseen Axmad Xasan Fiqi
Saciid Cali
Dr. Maxamad Salaad (Qoryooley)
Dr. Saadiq Eenow
Xaaji Maxamad Yaasiin
C/weli C/maan Geyre .

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment