1764 Views

Sawiro:–Madaxwynaha Dalka Oo Dhagax Dhigay Xarunta Madxafaka Qaranka

Sawiro:–Madaxwynaha Dalka Oo Dhagax Dhigay Xarunta Madxafaka Qaranka
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | December 09, 2018Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Axad ah waxa uu dhagax-dhigay Madxafka Qaranka,kaas oo dhawaan dib u dhis lagu sameynayo.

Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa ku sugnaa,Madaxweyne Farmaajo,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Wasiirada Maaliyadda iyo Boostada iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxafka Qaranka ayaa dhawaan Maamulka gobolka Banaadir waxa uu ka raray Dad Shacba ah oo deganaa tan iyo burburkii dalka ee dagaalada sokeeye ay ka dhaceyn.

Madxafka Qaranka ayaa Madaxda dalka waxa ay dhawaan sheegeen in uu ka mid noqon doono Goobaha dowladda ee lagu dhisayao Barnaamijka isxilqaan.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment