1536 Views

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Oo Goordhow Gaaray Magalada Tog-Wajaale

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Oo Goordhow Gaaray Magalada Tog-Wajaale
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Wararka naga soo gaaraya Magalada Tog-wajaale oo ku taalla xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi gaaray Madaxweynaha Dowlad deegaanka.

Mustafe Muxumed Cagjar iyo Xubno la socda ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi iyo Wasiirka arrimaha Gudaha Maxamed Kahin Cabdi oo dhawaan tegay halkaas.

Labada dhinac ayaa waxaa dhawaan uu kulan ku dhexmrai doonaa Magalada Tog-wajaale qeybta ay maamusho Soomaaliland,sida ay horay u shaacisay Madaxtooyada Soomaaliland.

Kulankoda oo aan weli la shaacin waxyaabah ay uga hadlayaan,ayaa warar hordhac ah oo soo baxaya waxa ay sheegayaan inay uga hadli doonaan adkeynta dhinaca amniga maadaama xaduud ay wadaagaan.

 

 

 

.Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment