321 Views

DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan

DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan
____________________________________________________________________________

Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho iyadoo ka yimid Dalka Sacuudiga

Wasiirka iyo Wefdigiisa ayaa howlo shaqo oo ku saabsan Arrimaha xajka 1444/2023 ugu sugnaa Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya afartii maalmood ee lasoo dhaafey, iyagoo dhowaana sii ambaqaadi doona dardar gelinta howlaha adeega xajka iyadoo sanadkan lagu wado inay Dalka Soomaaliya ka xajiyaan 11,500 xaaji.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post