SAWIRO: RW Hamza oo kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caddaaladda & Arr.Dastuurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgelayo adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed ku tagey…