108 Views

Kenya oo sheegtay inay dooneyso nabad xilli ay xiisad kala dhaxeyso dalal

Kenya oo sheegtay inay dooneyso nabad xilli ay xiisad kala dhaxeyso dalal
____________________________________________________________________________

NAIROBI — Kenya ayaa sheegtay in ay doonayso in ay horumariso nabadda Bariga Afrika, isla markaana aysan wax dhibaato ah dhex marin dalalka dariska la ah.

Isla mar ahaantaana, waxaa jira calaamado aan la dafiri karin oo muujinaya culeyska diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya ugu yaraan afar dal oo deris la ah, oo ay ku jiraan laba dal oo dhowaan safiirradoodii uga yeertey Nairobi.

Wariyaha VOA ee Nairobi Mohamed Yusuf ayaa warbixintan ka soo direy Nairobi, waxaa soo jeedinaysa Falastine Axmed Iimaan.

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post