Puntland oo Shaki ka muujisay doorashaddii Laftagareen Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa walaac badan ka muujiyay doorashadii Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed…Read more »
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Oo Goordhow Gaaray Magalada Tog-Wajaale Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Wararka naga soo gaaraya Magalada Tog-wajaale oo ku taalla xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliland ayaa waxa…Read more »
Dowladda Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Mowqifkeeda Qorshaha Uu Wado Abiy Axmed Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed…Read more »
Taliska Ciidamada Xoogga Dalka oo ballanqaad u sameeyay Kooxda Macawuusley. Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Taliyaha qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiil Ciidan oo la socoto ayaa tagay Deegaanada…Read more »
Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis oo Iscasiley Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu shaqada ka tagayo bisha February. Madaxweyne Trump ayaa bartiisa…Read more »
Africom oo sheegtey in ay duqeyn ku dishey Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaraada Afrika oo loosoo gaabiyo (AFRICOM) ayaa…Read more »
Dhagayso:-WAREYSI: Xildhibaanadii Mooshinka ka laabtay oo beeniyay in xilal loo balanqaaday Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Xildhibaan Maxamed Xasan idiris (Ganeey), oo kamid ah Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo, ayaa ka hadlay…Read more »
Al-Shabaab oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Daacish. Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Al Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan kooxda yar ee Daacishta Somaliya, kuwaasi…Read more »
RW Khayre oo faray hay’adaha heer Federaal in ay dardar geliyaan xal u helista caqabadaha nololeed iyo amni ee Koonfur Galbeed Posted on December 21, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Diseembar 21, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur…Read more »