414 Views

Tirada dhimashada daadadkii dalka Pakistan oo korortay

Tirada dhimashada daadadkii dalka  Pakistan oo korortay
____________________________________________________________________________

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022

irada dhimashada ee ka dhalatay daadadkii ku dhuftay Pakistan ayaa dhaafay 1400, iyadoo la saadaaliyay in roobab badan ay saacadaha soo socda ka di’ karaan koonfurta gobolka Sindh.

Dowladda Pakistaan ayaa ku baaqday inay dadka laga daad gureeyo goobaha daadadku ku badan yihiin sida gobolka Sindh.

Waaxda cimilada Pakistan ay sheegtay in roobab culus la filayo in ay ka da’aan deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sindh saacadaha soo socda. Ugu yaraan 638 qof ayaa ku dhintay gobolka oo ay ku jiraan 274 caruur ah.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post