1515 Views

Sawirro:-Shirweynaha Qaran Ee Dhalinyarada Oo Muqdisho Ka Furmay

Sawirro:-Shirweynaha Qaran Ee Dhalinyarada Oo Muqdisho Ka Furmay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Diseembar 26, 2018 –Magalada Muqdisho waxaa Maanta sirasmi ah uga furmay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xildhibaan Khadiijo Maxamed  Diriye ayaa si wada jir ah u furay Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkaan waxaa looga hadlayaa Hormarinta ka qeybgalka Dhalinyarada ee Siyaasada.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment