1803 Views

Macahadka OnlyClick Oo Soogaba Gabeeyey Daraasadii Ugu Horreysay Ee Macahadkaasi Uu Bixiyo

Macahadka OnlyClick  Oo Soogaba Gabeeyey Daraasadii Ugu Horreysay Ee Macahadkaasi Uu Bixiyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 15, 2019 – Ardaydaan Loosoogabab gabeeyey Barashada samaynta sawirgacameed ma graphic desing-ka ayaa in muda ah kabaranayey Macahadaka computerka ee OnlyClick  oo lagu tilamaamo in uu yahay macahdkii ugu horeeyey ee u istaaga in uu dhalin yarada soomaaliyeed ka xaqabataro baahid culuumtan

Ardayada gashay imtixaanka soogabab gabaynta daraasada ayaa ahaa kuwa kor udhaafayey 50 araday oo baratay culuumta graphiv desink-ka ama samaynta sawirgacmeedka oo noqday midka ugu sarreya ee maanta dunida loogu adeegsado suuqgaynta ganacsiga

Maamulka sarre ee macahdka OnlyClick ayaa shabakada Qaranimo online u sheegay in ay utaagan yihiin Horumarinta dhaliyarada soomaaliyeed gaar ahaa bahiyaha dhanka tignoolajjyada isga oo itaaracsaday in ay hayaan agabkii ugu danbeeyey ee wax lagubarayo dhaliyarada waxkabarata macahadakan

macahadkan ayaa noqonaya kii ugu horreyey ee nuuciisaa ay dhalinyaro soomaaliyeed oo waxkubaratay dalka gudihiisa ay dalka ka hirgaliyaan iyaga oo sheegay in ay utaagan yihiin ufaa;ideynta iyo kobcinta garadka aradayda soomaaliyeed ee danaysa culuumta tikknoolajiyada

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment