3726 Views

Dawladda Kenya oo Xiriirka u jartay Soomaaliya !

Dawladda Kenya oo Xiriirka u jartay Soomaaliya !
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 16, 2019 War qoraal ah oo ka soobaxay dowladda Kenya ayaa  lagu faray Safiirka Keenya u jooga magaalada Muqdisho si deg deg ah in uu uga soobaxo dalka Soomaaliya,iyada oo sidookalana dowladda Kenya ay amartay Safiirka Soomaaliya u jooga Keenya in uu dhaqso kaga baxo dalkaas.

Xiisaddaan diblumaasiyadeed ayaa ka dhalatay sida dowlada Kenya ay sheegtay in Shidaalka ay suuq geyneyso Soomaaliya ay ku jiraan xirmooyin kamid ah Shidaal ay leedahay dowlada Kenya.

Dhinaca kale ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowlada Federaalka Soomaaliya oo ku aadan arrintaan.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment