309 Views

Askar ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo qarax ku dhintay

Askar ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo qarax ku dhintay
____________________________________________________________________________

Arbaco: OCTOBER 19, 2022

Afar Askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee dalka Mali ayaa ku dhintay qarax miino ah oo wadada dhinaceeda lagu aasay.

Ilaalada Qaramada Midoobay ayaa baarayay miinooyinka lagu aasay deegaanka Tessalit ee waqooyiga dalka Maali markii uu qaraxu dhacay Isniintii.

Dhammaan dadka dhintay waxay u dhasheen dalka Chad. Ilaa 180 askari oo nabad ilaalin ah ayaa lagu dilay muddada tobanka sano ah ee hawlgalka Qaramada Midoobay ka socday dalka Mali.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post