1413 Views

Baroor diiq loo sameeyey dadkii lagu laayey New Zealand

Baroor diiq loo sameeyey dadkii lagu laayey New Zealand
____________________________________________________________________________

New Zealand | QOL | Maarso 15, 2019 – Boqolaal Muslimiin ah ayaa Maanta waxa ay dhigeen banaanbaxyo ay ugu baroor diiqayaan dadkii Maanta lagu laayey masaajidyo ku yaalla Magalada Christchurch ee dalka New Zealand.

Goobaha banaanbaxyada laga dhigay ayaa waxa ka mid ah dalalka, Pakistaan, Bangladesh, Magalada Mumbai  ee dalka India iyo wadamo kale.

Dadka ayaa banaanbaxyada waxa ay ku muujinayen sida ay uga xun yihiin dadka Muslimiinta ah ee ,iyaga oo Masaajidyoi ku cibaadeysanaya lagu dhexdilay si islaam naceyb ah.

Xilliga uu weerarka dhacayay ayaa dadka waxa ay u diyaar garoobayeen Salaadii Jimcaha,waxaana Masaajidka uu weerarka ka dhacay la dhigay Ubaxyo.

 

 

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment