1203 Views

Somaliland Oo Ku Amartay Ganacsatada Berbera In Ay Qaataan Go’aankii Ka Soo Baxay Shirkadda DP World

Somaliland Oo Ku Amartay Ganacsatada Berbera In Ay Qaataan Go’aankii Ka Soo Baxay Shirkadda DP World
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso 17, 2019 –Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray Warqad cabasho ah oo ay u gudbisay Shirkadda DP-world ee maamusha dekadda Magaalada Berbera,taasi oo ku aadan in Canshuur kordhin lagu sameeyay badeecadaha iyo alaabaha ay la soo degaan ganacsatada dekadaas.

 

Wasiirka Wasaaradda warshadaha, ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xasan Sacad oo Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa sheegay in Somaliand ay aqbashay warqadii cabashada aheyd ee u soo gudbisay Shirkadda DP-world,isla markaana ay tahay mid saxan.

Sidoo kale waxa uu sheegay Wasiirka in DP-world ay ka dalbadeen lacagaha ay ka qaadayan ganacsatada ku qaado qiimaha suuqa,waxaana uu sheegay in ganacsatada looga baahanyahay qaadashada amarkaas hadii kalana ay dhaqsi ula baxaan alaabaha dhex yaalla dekadda magaalada Berbera.

 

 

 

 

Xafiiska Qaranimo Online |Muqdisho

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment