1443 Views

DEG DEG:-Qarax Ka Dhaacay Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Ka Dhaacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso  26, 2019 –ugta qarax xoogan ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaana uu  ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu si gaar ah uga dhacay Isgoyska Taleex ee Degmada Hodan,isla markaana waxaa ka soo baxay warar kala duwan.

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in qarax uu yahay mid  lagu soo xiray Gaari,waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,iyagoon goobta uu qaraxa ka dhacay xiray.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment