1497 Views

Maxay yihiin Caqabadaha hortaagan dhameystirka Dastuurka?

Maxay yihiin Caqabadaha hortaagan dhameystirka Dastuurka?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 03, 2019 –Gudoomiyaha Guddiga dastuurka labadda aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa faahfaahin ka bixiyay Caqabaddaha hortaagan in si deg deg ah loo dhameystiro Dastuurka dalka.

Waxaa uu sheegay in Guddiga ay soo wajaheen Caqabado badan oo ay qeyb ka yihiin Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda, Khilaafka labadda aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in guddiga aysan heysanin dhaqaallo ku filan oo ay ku dardargelin karaan howlaha loo idmaday.

10 Cutub ayuu sheegay in la diyaariyay, islamarkaana hadda ay hartay kaliyah 5 Cutub oo dhawaan ay soo dhameystiri doonaan.

.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment