1416 Views

SAWIRO: Dad ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Hargeysa

SAWIRO: Dad ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Hargeysa
____________________________________________________________________________

Inta la xaqiijiyey ilaa Sadex ruux ayaa geeriyootay, kadib markii shil gaari uu ka dhacay deegaan duleedka ka ah Magalada Hargeysa ee deegaanada Soomaaliland.

 

Shilka ayaa yimid kadib markii uu rogmaday Gaari nooca raaxada ah oo ay dadkaasi saarnaayeen.

Saddexda qof ee shilkaasi ku geerioyooday oo kala ah laba rag ah iyo haweeney ayaa la geeyey Isbitaalka deegaan lagu Magacaabo Dacar-buruq oo u dhow halka uu ka dhacay Shilka Gaari.

Wadada shilkaas ka dhacay ayaa waxa ay u dhaxeysaa Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera,waxaana hlkaasi dhowr mar ka dhacay shilal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment