1290 Views

Sawirro:-Dowladaha Somalia Iyo Masar Oo Ka Wada Xaajooday Arrimo Muhiim Ah

Sawirro:-Dowladaha Somalia Iyo Masar Oo Ka Wada Xaajooday Arrimo Muhiim Ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Abriil 23, 2019 –Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay oo Axad ahayd (21 April) kula kulmay Magaalada Qaahira, Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ee aanu walaalaha nahay, Mudane Dr. Mostafa Madbouli.

Intii kulanku socday ayaa la iskula eegay xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya iyo dhowr arrimood oo iskaashiga laba dhinaclaha ah oo ay ku jirto isdhaafsiga ganacsiga, waxaa kale oo lagu faaqiday horumarradii ugu dambeeyay ee gobolka iyo dunida.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment