1155 Views

Kenya Oo Xirtay Qaar Kamid Ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Magaalada Nairobi

Kenya Oo Xirtay Qaar Kamid Ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Magaalada Nairobi
____________________________________________________________________________

.Muqdisho | QOL | May 21, 2019– Wararka sHABAKADA qARANIMO oNLINE ay ka heleyso Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray qaar kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ay ku leedahay dalkaasi.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya ayaa waxaa la sheegay inay Albaabada isugu dhufteen 5  kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ay ku leedahay ee Magaalada Nairobi.

Arrintaan ayaa waxaa loo maleynayaan in ay daba socoto falkii xalay xalay loogu lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport ee dalka Kenya Wasiir ku-xigeenka Tamarta iyo Biyaha Cusmaan Libaax, Senator Ilyaas Cali iyo Senator Zamzam Dahir oo ka tirsan Aqalka Sare,kuwaasi oo loo diidday in Baasabooradooda Diblomaasiga loogu dhufto fiisaha dal ku galka Kenya

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment