1080 Views

Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug & mudo xileedka Xaaf

Dowladda Somalia oo War ka soo saartay Doorashada Galmudug & mudo xileedka Xaaf
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 19,, 2019  –Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Sidoo kale Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa ku baaqday Shir dib u heshiisiin ah oo loo qabanaayo bulshada ku nool degaanada Maamulka Galmudug  si loo xaliyo Khilaafka Madaxda Galmudug,isla markaana la magacaabayo guddi farsamo oo daadihiya qabashada Shirkaas.

Marka laga soo tago Warsaxaafadeedka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa xusid mudan in uu weli jiro khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xaaf iyo Madaxda Dowladda federaalka,sidoo kalena uu khilaaf ka dhaxeeyo Madaxda Sare ee Galmudug.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment